Modal header
One fine body…
- Geschäftlich Social Comentator
- Branche Writing / Publishing
- Webseite www.daryeelmagazine.com/erayada-ay-caanka-ku-yihiin-dadka-niyadda-wanaagsan-ee-farxadda-geliya-dadka-ku-xeeran/
- Info Waxaa hubaal ah in qof kasta oo inagga mid ah inuu jecel yahay ama raadiyo had iyo jeer siduu u noqon lahaa mid farxad geliya dadka ku xeeran, nasiib darro dadka waxay moogyihiin inay jiraan ereyo fudud laakiin qofka lagu yiraahdo qalbigiisa taabanaya oo ay dadku u riyaaqaan maqalka erayadaas. Waxaase muhiim ah in hoosta laga in adeegsiga eraydaan ay yihiin kuwa marka hore loo yiri niyad wanaag ee aysan kuwa si ula kac loo adeegsado si loo soo jiito qofka lagu oranayo. Erayadaan ayaa ah kuwa qofka lagu yiraahdo saameyn togan ku yeesha noloshiisana wax badan ka beddela. Hadal ama erayo fudud oo aad ku tiraahdo farxad geliya sidoo adigana way ku farxad gelinayaan.
Follower (0)
Noch keine Follower